速報APP / 商業 / Dhaweeye Macaamiil

Dhaweeye Macaamiil

價格:免費

更新日期:2019-02-25

檔案大小:43.8 MB

目前版本:1.0.23

版本需求:需要 iOS 9.0 或以上版本。與 iPhone 5s、iPhone 6、iPhone 6 Plus、iPhone 6s、iPhone 6s Plus、iPhone SE、iPhone 7、iPhone 7 Plus、iPhone 8、iPhone 8 Plus、iPhone X、iPhone XS、iPhone XS Max、iPhone XR、iPad Air、iPad Air Wi-Fi + Cellular、iPad mini 2、iPad mini 2 Wi-Fi + Cellular、iPad Air 2、iPad Air 2 Wi-Fi + Cellular、iPad mini 3、iPad mini 3 Wi-Fi + Cellular、iPad mini 4、iPad mini 4 Wi-Fi + Cellular、12.9 吋 iPad Pro、12.9 吋 iPad Pro Wi-Fi + Cellular、iPad Pro(9.7 吋)、iPad Pro(9.7 吋)Wi-Fi + 行動網路、iPad (第 5 代)、iPad(第五代)Wi-Fi + 行動網路、iPad Pro(12.9 吋)(第二代)、iPad Pro(12.9 吋)(第二代)Wi-Fi + 行動網路、iPad Pro(10.5 吋)、iPad Pro(10.5 吋)Wi-Fi + 行動網路、iPad (第六代)、iPad Wi-Fi + Cellular(第六代)、iPad Pro(11 吋)、iPad Pro(11 吋) Wi-Fi + 行動網路、iPad Pro(12.9 吋)、iPad Pro(12.9 吋)Wi-Fi + 行動網路、iPad mini(第 5 代)、 iPad mini(第 5 代)Wi-Fi + 行動網路、 iPad Air(第 3 代)、 iPad Air(第 3 代)Wi-Fi + 行動網路、iPod touch (第 6 代) 及 iPod touch (第 7 代) 相容。

支援語言:英語, 索馬利文

Dhaweeye Macaamiil(圖1)-速報App

Qaabka is diiwaangalinta

Dhaweeye Macaamiil(圖2)-速報App

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Dhaweeye Macaamiil(圖3)-速報App

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

Dhaweeye Macaamiil(圖4)-速報App

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.

Dhaweeye Macaamiil(圖5)-速報App

2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.

Dhaweeye Macaamiil(圖6)-速報App

3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.

Dhaweeye Macaamiil(圖7)-速報App

4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.

Dhaweeye Macaamiil(圖8)-速報App

5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.

Dhaweeye Macaamiil(圖9)-速報App

6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.

7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.

8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.

9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.

10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.

支援平台:iPhone